Kulan isugu jiray tacsi iyo maqaamka gobolka Banaadir oo Muqdisho lagu qabtay

Kulanka oo isugu jiray tacsi loo dirayo eheladda dadkii ku dhintay qaraxii toddobaadkii hore ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir iyo maqaamka caasimada Muqdisho...

Madaxweyne Farmaajo Oo ka Tacsiyeeyay Geerida Eng Yariisoow

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Mid ka mid ah Salaadiinta Dhaqanka oo lagu dilay magaalada Kismaayo

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho maqribnimadii caawa loogu geystay magaalada Kismaayo Nabaddoon lagu magacaabi jiray Suldaan Cabdirashiid Muuse Durre. Goobjoogayaal ku...

Muwaadin u dhashay dalka Britain oo maanta ka soo hormuuqday maxkamada gobolka Banaadir

Andrew Braian Irlam oo ah muwaaadin u dhashay dalka Britain ayaa maanta ka soo hormuuqday maxkamada gobolka Banaadir. Andrew ayaa waxaa soo xiray bishii...

Wasiir Cawad oo su’aal laga weydiiyay eedeyntii Argagixiso ee loo jeediyay dowladda Qatar

(HOL)-Guddiga Arrimaha Dibadda Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay maanta Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa su'aal ka weydiiyay eedeyntii dhawaan...

Madaxweyne Biixi oo kulan gaar ah la yeeshay ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo wakiilka gaar...

Xaaladda guddoomiyaha gobolka Banaadir oo war laga soo saaray.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay weerar ismiidaamin ah oo xarunta gobolka...

Is-maandhaaf wali ka jira doorashada Jubbaland.

Waxaa sii xoogeysanaya shakiga laga qabo howsha guddiga u xil saran in ay mamulaan doorashada maamulka Jubbaland oo dhawaan soo saaray Liiska Odayaasha dhaqanka...

Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir oo la fasaxay kaddib weerarkii Arbacadii.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in la fasaxay dhammaan shaqaalaha xarunta gobolka Banaadir,iyada oo muddada fasaxa albaabada loo xiri doono dhammaan xafiisyada...

Dowladda oo ka hadashay khasaaraha weerarkii dhismaha xarunta gobolka Banaadir.

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay ka hadashay qarax khasaaro geystay oo ka dhacay gudaha xarunta gobolka Banaadir ee ku taalla degmada Xamar weyne...