Dhagayso-Tahriibayaal ku Dhintay Xeebaha Yemen

Hay’addaha Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga iyo socdaalka ayaa maanta oo Jimce ah sheegay in 30 qof oo muhaajirin ah oo isugu jira Soomaali...

Sucuudiga oo sii daayay qaar ka mid ah ragga ugu qanisan oo horey loo...

Dhowr ka mid ah ragga ugu qanisan uguna saameynta badan waddanka Sucuudi Carabiya ayaa la sii daayay kaddib markii ay isfagarad dhaqaale la gaareen...

Sawirro-Sidee ayuu u dhacay kulanka Addis Ababa ku dhexmaray Wasiirka A/dibadda Soomaaliya & Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Addis Ababa Dhiggiisa Ethiopia...

Sawirro-Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cosoble oo maanta ka degay Jowhar

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa maanta ka degay magaalada Jowhar, bilo kaddib markii xilka ay ka qaadeen Xildhibaanada Hirshabeelle. Waxaa...

Golaha wasiirada cusub ee Somaliland oo markii labaad la dhaariyay

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta mar kalle dhaarisay golaha wasiirada cusub ee Somaliland ee uu dhowaan magacaabay madaxwaynaha Somaliland. 31- ka mid 32-ka xubnood...

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Hirshabeelle oo amar ku soo rogtay Ha’yadaha ka shaqeeya Hirshabeelle

Wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa amar ku soo rogtay ha’yadaha ka howlgala deegannada Hirshabeelle ee ka shaqeya ariimaha xoolaha...

Madaxweynaha Puntland oo Tacsi u diray dhammaan Ummadda Puntland uu ka baxay Wasiir Biindhe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi u diray dhammaan Umadda Puntland Qoyska iyo Eheladii uu kabaxay Allaah ha u naxariistee...

Sawirro-Markab Siday Saanad Milatari Oo Maanta ku Soo xirtay Dekeda Baraawe

Markab Siday Saanad Ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maanta ku soo xirtay Dekeda Maxaliga ah ee Magaalada Baraawe ee...

Sawirro-Nin Ajnabi ah oo maanta lagu dilay Xarunta UNICEF ee magaalada Muqdisho

Nin Ajnabi ah oon wali dhalashadiisa rasmiga ah la shaacin ayaa maanta lagu dhax dilay xarunta Hay’ada UNICEF ee magaalada Muqdisho. Warar aan helnay...

Wasiiro arrimo dibadeedka Midowga Africa oo cambaareeyay hadallada Donald Trump

Wasiiro arrimo dibadeedka Midowga Africa ayaa sheegay in marnaba Africa iska dhiga-tiri doonin hadalada ka soo yeeray Donald Trump kuwaas oo amaakaak ku noqday...