DEGDEG: Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyey Heshiiska Dekadda Berbera Jawaabna Udiray Barlamanka Soomaaliya

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in golaha wakiilada Somaliland uu ansixiyey heshiiska Dekadda Berbera ee dhowaan ka dhacay dalka Imaaraadka. Kulan ay maanta yeesheen...

DEGDEG: Baarlamaanka Somalia oo Dalka ka mamnuucay Shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta.

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd dalka ka mamnuucay inay ka howlgasho shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka Carabta. Qaraar ku saabsan shirkadda Imaaraadka laga...

Mooshin saakay laga gudbiyay Jawaari iyo Qodobo Xasaasi ah oo lagu eedeeyay.

Xildhibaano tiro badan oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saakay mooshin kalsooni kala noqosho ah ka gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Mooshin...

DAAWO: Axmed Madoobe oo ka hadlay khilaafka kala dhexeeya dowladda dhexe

Mudane Axmed Max’ed Islaam Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay safar uu ugu maqnaa dalka...

Madaxweyne Farmaajo oo barri u safraya Burundi xili Nus Malyan ruux oo Soomaali ah...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa la filayaa in maalinta barri ah u socdaalaan dalka Burundi iyaga oo ka...

AQRISO:Sidee lagu ridi karaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaaliya Prof. Jawaari?

Mooshin kalsooni kala noqosho ayaa laga gudbiyay Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, kaasoo Xukuumadda iyo Madaxtooyada ay gadaal ka...

DEGDEG: Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka oo laalay Mooshinkii laga keenay Guddoomiye Prof. Jawaari...

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay waxba kama jiraan ka dhigeen mooshinkii laga keenay guddoomiyaha...

DAAWO:-Xildhibaanno mar kale ugu baaqay Jawaari in uu is casilo

Iyadoo aad moodo in wali uu taagan yahay khilaafka siyaasadeed ee ka dhax taagan xildhibaannada Golaha Shacabka, ayeey mar kale ugu baaqeen xildhibaannada mooshinka...

DEG DEG: Kulankii Xildhibaanada Aqalka Sare oo Buuq iyo qeylo ku soo dhamaaday

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo shalay loo qeybiyay Xeerkii ay maalin kahor soo meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ku aadanaa in dalka...

Guddoonkii Baarlamaanka Soomaaliya oo laba qeybood u kala jabay & Mooshinkii Ra’iisal Wasaare Kheyre...

Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa laba qeybood u kala jabay kadib mooshin kalsooni kala noqosho oo saaka ay xildhibaanno ka badan 100...