Xulka kubada cagta Somalia oo galabta ka haray Isreeb-reebka Koobka Adduunka

Xulka kubada cagta Somalia ayaa ka haray isreebreebka koobka Kubada cagta Adudunka ka dib markii galabta looga badiyey 3-1 ciyaar ay isaga hor yimaadeen...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galaya Shir Madaxeedka 7aad ee (TICAD)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka furmayo Shir Madaxeedka 7aad...

Bashiir Goobe oo xil loo magacaabay.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) u magacaabay Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Hormarinta Dhismaha...

Ilhaan Omar oo ka hadashay burburintii shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Ilhaan Omar oo ka mid ah Wakiilada Congaress -ka ayaa ka hadashay markii ugu horeysay burburintii ugu danbeysay oo ciidamada Kenya ay kula kaceen...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Madaxweynaha ayaa faray...

Golaha Wasiirada oo magacaabay taliyeyaal ciidan oo uu ku jiro taliyaha rasmiga ah ee...

Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada Difaaca, Nabad-sugidda, Booliiska Iyo...

Axmed Madoobe oo loo dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Jubbaland.

Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa maanta sidii la filayay Madaxweyne u doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo isagu hormuud u ahaa qaban qaabada iyo...

Guddiga Amniga Jubbaland oo shaaciyay in la xiray xuduuddaha Kismaayo

Guddiga amniga dowlad-gobolleedka Jubbaland ayaa kullan ay ku yeesheen magaalada Kismaayo ka soo saaray awaamiir dhanka amniga ah ee magaalada Kismaayo, muddada lagu jiro...

Dowladda oo shaacisay Xujeyda Soomaaliyeed ee ku geeriyooday sannadkan Xajka.

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkan ku geeriyootay xajka. Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqiifta Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo warfidiyeenka kula...

Guddi khilaaf ka dhex abuuray Madaxda sare ee Puntland oo la dhaariyey

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manta hortiisa lagu dhaariyey Guddiga Ku meel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo maalmo ka hor uu...