Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Madaxweynaha ayaa faray...

Golaha Wasiirada oo magacaabay taliyeyaal ciidan oo uu ku jiro taliyaha rasmiga ah ee...

Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada Difaaca, Nabad-sugidda, Booliiska Iyo...

Axmed Madoobe oo loo dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Jubbaland.

Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa maanta sidii la filayay Madaxweyne u doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo isagu hormuud u ahaa qaban qaabada iyo...

Guddiga Amniga Jubbaland oo shaaciyay in la xiray xuduuddaha Kismaayo

Guddiga amniga dowlad-gobolleedka Jubbaland ayaa kullan ay ku yeesheen magaalada Kismaayo ka soo saaray awaamiir dhanka amniga ah ee magaalada Kismaayo, muddada lagu jiro...

Dowladda oo shaacisay Xujeyda Soomaaliyeed ee ku geeriyooday sannadkan Xajka.

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkan ku geeriyootay xajka. Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqiifta Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo warfidiyeenka kula...

Guddi khilaaf ka dhex abuuray Madaxda sare ee Puntland oo la dhaariyey

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manta hortiisa lagu dhaariyey Guddiga Ku meel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo maalmo ka hor uu...

Dowladda Qatar Oo Shaacisay In Ay Billaabayso Mashruuca Dhismaha Dekadda Hobyo

Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la...

Xiisad u dhaxeysa ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kenya oo ka taagan magaalada Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in halkaa ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa...

Duqa magaalada London oo la kulmay Jaaliyadda Soomaalida iyo Qoyska uu ka geeriyooday Eng...

Sadiiq Khan Duqa magaalada London ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu baroordiiqayay geeridee ku timid Duqii hore ee Muqdisho Eng Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisoow oo...

Beesha Caalamka : dhinacyada Kismaayo waxaan ugu baaqeynaa in ay ka fogaadaan gacan ka...

Wakiillada Midowga Afrika, IGAD iyo Qaramada Midoobay oo shalay booqasho ku tagay magaalada Kimaayo ayaa ka digay in haddii aan xaaladda cakiran xal loo...