DHAGEEYSO:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Sheegay In Aysan Dhibaato Kala Dhaxeynin Dowladda.

Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in wax dhibaato ah ay dhex yaallaan dowladda dhexe iyo Hirshabeelle. Guddoomiyaha gollaha wakiillada dowlad goboleedka...

DAAWO: Axmed Madoobe oo ka hadlay khilaafka kala dhexeeya dowladda dhexe

Mudane Axmed Max’ed Islaam Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay safar uu ugu maqnaa dalka...

DAAWO:-Xidhibaan Fiqi Wasiir Maareeye iyo gu Muudeey oo isku qabsaday magaca dowlada loogu yeero

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/weli Ibraahim Muudey ayaa ka dhawaajiyay hal heyska dowladda hada jirta aanu aheyn Nabad iyo Nolol, balse Xukuumadda...

“Federaalismka maanta waa sharciga dalka, hadduu shaqeyn waayo…”

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay arrimaha Dastuurka, Federaalka, qeybsiga deeqaha iyo awooda dalka, isagoo xusay in sanadkii 1991 ay Soomaaliya...

DAAWO VIDEO:-Madaxweyne Farmaajo iyo guddoomiyaha xilka ka degay Jawaari oo markii ugu horeysay shir...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo guddoomiyaha xilka ka degay Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay shir jaraa’id ka soo wada...

DAAWO:-Xildhibaanno mar kale ugu baaqay Jawaari in uu is casilo

Iyadoo aad moodo in wali uu taagan yahay khilaafka siyaasadeed ee ka dhax taagan xildhibaannada Golaha Shacabka, ayeey mar kale ugu baaqeen xildhibaannada mooshinka...

DAAWO:-Mahad Cawad “Madaxweynaha wuxuu gabay ilaalinta xilkii ka saarnaa kala madax banaanida Hey’addaha Sharci...

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo goor dhow qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayay xaalada amniga ee xarunta Golaha...

DAAWO:-Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Su’aalo laga naxay ka keenay Heshiiska Imaaraadka...

Xildhbaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa su’aalo adag oo naxdin leh ka keenay heshiiska Imaaraadka ka dhacay ee ay...

DAAWO VIDEO: Ra’iisul Wasaaraha oo si cad uga hor-yimid heshiiskii Dekeda Berbera

Raysal-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo goordhaweyd shir jaraa'id oo ku saabsan arrinta dekedda Berbera ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in...

DAAWO VIDEO:Madaxweyne Farmaajo Oo Wax Laga Weydiyay Dhiibistii Qalbi Dhagax Isagoo Jawab Cad...

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ayaa Ka Hadlay Sanad Kadib Waxa Uu Qabsamay Dowladadiisa . Madaxweynaha Ayaa Sheegay In Dalka Wax Ka Qabteen Kuwo...