Shirkada Hormuud oo si rasmi ah u Daah-furtay Adeega Inetrnet-ka Faca 4aad (4G)

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom waxa ay daah-furtay maanta adeegga Internetka 4G (Faca Afaraad – Fourth Generation) kaas oo aad uga waxtar iyo faa’iido badan...

Wasiirka Maaliyadda Beyle oo xafiiskiisa ku qaabilay Mas’uul ka tirsan Bangiga Adduunka.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Bella Bird oo ah Madaxa Bangiga Aduunka ee qaar ka...

Khayre oo maamulka Bangiga Dhexe iyo wasiirka Maaliyadda kala hadlay Horumarinta Hannaanka Maaliyadda.

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa guddoomiye ku-xigeenka bangiga iyo wasiirka maaliyadda xukuummadda...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in wali caqabado ka jiraan soo daabicida lacag shilin Soomaali...

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay in ay jiraan sharuudo wali ku xiran si loo soo daabaco lacag shilin Soomaali ah oo...

Bangiga adduunka oo amaanay Hormarka Somalia ay ka sameysay lacagaha la isugu gudbiyo Taleefoonada.

Bangiga adduunka ayaa saadaaliyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkaan kordhi doono 3-4%, bangiga ayaa daabacay qiimeyntiisii saddexaad ee ay ku sameeyeen dhaqaalaha Soomaaliya taasi...

Bankiga Aduunka oo sheegay in uu kocbay dhaqaalaha Soomaaliya.

Bankiga adduunka oo dabaacay warbixintiisii saddexaad ee la xiriirta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkan kordhi doono Saddex ilaa Afar boqolkiiba. Warbixintan...

Rugta Ganacsiga oo War kasoo saartay Dhibaatada Ciidamada Kenya ku hayaan Shirkada Hormuud.

Ciidamada Kenya ee ku sugan deegaanada Xuduudda ayaa dhibaato xoog leh ku hayey mudooyinkii dambe Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, waxayna gubeen illaa 6 xarun oo...

Shirkadda diyaaraddaha National Airways oo bilaabeysa dullimaad toos ah oo u dhaxeeya Muqdisho iyo...

Shirkadda National Airways ee fadhigeedu yahay dalka Ethiopian ayaa ku dhawaaqday adeeg duulimaad oo toos ah oo u dhaxeyn doona magaalooyinka Muqdisho iyo Addis...

Soomaaliya Oo Ku Biirtay Suuqa Bariga Iyo Koofurta Afrika ee COMESA.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta magaalada Lusaka ee dalka Zambia uga qayb galay kulan madaxeedka 20-aad ee wadamada...

Sacuudi Carabiya oo Xayiraadii ka qaaday Xoolaha Soomaaliyeed.

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya Mudane Sheikh Nuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in dhoofinta xoolaha dalka ay meel wanaagsan marayaan, lana Qaaday...